Sex and Facts
Warbixinta
Warbixinta caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan caafimaadka galmada
Tallada
Tallada ka timid xarumaha adeega caafimaadka galmada
Wax badan ka ogow!
Tan waa meesha aad ka heleysid warbixinta ugu dambeyso oo caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan xubnaha taranka, ka hortaga uurka hoormoonka ama aan hoormoonka aheyn, uurka iyo joojinta uurka (ka soo xaaqida) iyo caabuqyada galmada laga qaado (STI).
Dajiso warbixinteena
Warbixin sharaxan oo 11 luuqadood ah waxaa si toos ah looga helayaa websaydka oo waxaa sidoo kale loo dajisan karaa PDF.